Kahor Bandhigga Doorashada Dugsiga, fadlan hoos ka dooro luuqadda ku habboon oo buuxi ra'yi-ururinta si aad u codsato kaalmada luuqadda inta lagu jiro bandhigga.